SOMALI-NEWS

Breaking_news-620x3301

DEG DEG – Kismaayo oo kacsan iyo ragii weeraray Col.Yaasiin oo la ogaaday

Iyadoo waxyar ka hor kooxo hubeysnaa ay Magaalada Kismaayo dhaawac culus ugu geysteen Col.Yaasiin Raadeer xili uu ku sugnaa Hotel halkaasi ku yaalla ayaa waxaa

Continue Reading »

Qeybta SOMALI-NEWS

140266157958e4a-original-1

XASBUNALAAH”Dad sameeyay dhacdo layaab leh oo lagu qabtay Beledweyne

Ciidamada amaanka ee magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku dhigay dad la sheegay inay qalayeen ayna ka ganacsanayeen hilibka DAMEERKA sida ay sheegeen qaar kamid ah

Continue Reading »

SOMALI-NEWS Archives

bbbbbrree-620x330
WAR CUSUB:Col. Barre: Xasan Sh. Sharci daro ayuu ku kacay, Ma magacaabi karo A. Madoobe
- Dec 23, 2014
Col. Barre Hiiraale ayaa sheegay in marna uusan aqbali doonin Ggo'aankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu Hogaamiyaha Maleeshiyada Raas Kambooni Axmed Madoobe ugu magacaabay Madaxweyne. Barre Hiiraale, wuxuu sheegay in Go'aankaasi uu ...
diaa
VIDEO: Ninkii laayay Booliiska New York oo Warbixin cajiib ah soo diray & Wadamadii ay u dhasheen askartii uu dilay
- Dec 23, 2014
Ismaaiyl waa nin 28 jir ah oo maalmo yar ka hor magaalada New York ee dalka Mareeykanka ku dilay 2 Askari oo Booliiska ka tirsanaa kaas oo iminka la helay ...
Gaas7
M/weyne C/wali Gaaz oo Wal wal Xoogan ka Muujiyay qaar kamid ah Qodobadii ay ku heshiiyeen Dowlada Somalia iyo Somaliland
- Dec 23, 2014
Madaxweynaha Maamulka Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay Heshiis dhoor qodob ka kooban oo maalmo kahor Dalka Jabuuti ku wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ...
Breaking-News
DEG DEG- DHAGEYSO:-Mas’uul Katirsan Dawlada oo ku dhawaaqay inuu Is Casilay
- Dec 23, 2014
Kadib Culeys Siyaasadeed muddo ka jiray Deegaanka Hoosingoow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ugu dambeyn Gudoomiyaha Deegaankaasi la sheegay inuu is Casilay. Gudoomiyihii Deegaanka Hoosingoow Ibraahim Dhaqane ayaa waxa uu ...
Cumar-Cabdirashiid-Cali-Sharmaarke
DHAGEYSO:R/wasaaraha oo balan qaad usan fileyn lasiiyay iyo heshiis dhacay
- Dec 23, 2014
Xilibaanadii ku midoobay Golaha badbaadada Qaranka ayaa  isku racaay in ay codka kalsoonida siiyaan R/Wasaare Cumar  C/Rashiid Cali kadib markii uu kulan kula yeeshay magaalada muqdisho. Halkan Riix Si’Aad U Dhageysato ...
Ethiopian soldiers attend a parade in Afisiyooni air base in Somalia's capital Mogadishu
TOP-NEWS:Dowlada Itoobiya oo Muujisay Rabitaan la xariira in Ciidankooda la geeyo Gobolada Jubooyinka
- Dec 23, 2014
Dowlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u tahay in ay buuxiso booskii ay baneeyeen Ciidamada dalka Sierra Leone, oo isaga baxay Dalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Jubooyinka ...
uuuu
Wararkii ugu dambeeyay Weerar ka dhacay magaalada Kismaayo
- Dec 23, 2014
Wararka ka imaanaya xarunta maamulka kumeelgaarka ah ee Jubba ee Kismaayo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen nin si weyn looga yaqaaney Kismaayo oo lagu magacaabo Col. ...
images
Daawo-Internet la’aan kajirta Waqooyiga Kuuriya Kadib Markii Shalay Muuqaalo iyo Sawiro Qaa Qaawan Obama & Xaaskiisa Lagu Baahiyay Interka
- Dec 23, 2014
Khuburadu waxa ay sheegayaan in Waqooyiga Kuuriya ay soo wajahday cilado internet oo aan horay loo arag. Iyada oo qaar ay sheegayaan in dhamaan Oline-kii uusan shaqaynaynin. Arrintani waxa ay imaanaysaa ...

Next Page »